Mareykanka oo Duqeymo culus ka geestay dhul buuraley ah oo kuyaalla Puntland

Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka ayaa xalay ilaa saakay duqeymo culus ku garaacayay fariisimo ay dagaalyahannada kooxda Daacish ku leeyihiin buuraha Calmiskaad ee degmada Iskushuban ee gobolka Bari Puntland. Duqeynta oo bilaabatay xalay saqdii dhaxe ayaa la maqlayay ilaa saakay, waxaana duqeyntan si gaar ah loogu beegsaday goob la sheegay in ay ku sugnaayeen dagaalyahano badan … Continue reading Mareykanka oo Duqeymo culus ka geestay dhul buuraley ah oo kuyaalla Puntland